Guddoonka Maxkamada sare ee dalka oo go’aano culus soo saaray (Akhriso)

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Baashe Axmed Yuusuf ayaa soo saaray go’aano la xiriira xakameynta cudurka Covid-19. Baashe Axmed Yuusuf ayaa sheegay  in la joojiyay dhammaan dacwadaha inta aan aheyn dacwadaha Ciqaabta inta lagu guda jiro xaaladaha looga hortagayo Covid-19. HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com Muqdisho Somalia Allbanaadir@live.com